top donate

Census 2020

Waa maxay tirakoobku?

Tirakoobka waa tirinta dadwaynaha 10-kii sanaba mar. Waa muhiim in qof waliba lala xisaabiyo sababta oo ah tirakoobka ayaa saameyn ku leh arrimo badan oo muhiim ah.

Naga Caawi tirinta gof walba manta:  https://2020census.gov/

 

Maxuu tirakoobka Muhim u yahay?

Tusaale ahaan, Macluumaadka tirakoobka waxaa loo isticmaalaa in lagu garto Immisa lacag ah ayay dawlada iyo dawladaha hoose ay helaan dhinaca:

  • Medicaid,
  • Foojarada guryaha lagu bixiyo,
  • Barnaamijka Kaalmada Nafaqada Dheeraadka ah (SNAP),
  • Barnaamijyada waxbarashada.

Minnesota waxay halis ugu jirtaa inay khasaarto mid ka mid ah 8deeda wakiil Koongareeska noo fadhiya oona noo hadla hadaanan nala tirikoobin.

 

Maxaa Lagu Waydiin Doona?

  1. Tirada dadka ku nool ama jooga gurigaga bisha Abril 1,2020.
  2. Haddii gurigu lagu leeyahay ama aan lagu lahayn deyn, kiro ama lagu deganyahay kiro la’aan.
  3. Magaca, jinsiga, taariikhda dhalashada iyo asalka (Isirka) qofkastoo guriga jooga.

 

Waxaad u baahan tahay inaad ogaato

  • Majirto Su’aalo Qusaysa Sharciga dhalashada.
  • Macluumaadkani waa mid Qaas ah sidaa darteed si daacad ah u hadal.
  • Lagaama rabo bankigaa waxaa ku jiraa ama nambarka social.  

 

 

icon fbicon twittericon youtubeicon linkedinicon pinteresticon instagram

Who's Online Now...

We have 102 guests and no members online