top donate

Public Charge Information (SO)

Waa Maxay “Kharashka Dadwaynaha“ ("Public charge")?

Dadka qaarkiis ee codsanaya deganaansho rasmi ah oo sharci ah ("kaarka cagaaran") ama fiise si ay u galaan Mareykanka waa inay ku baasaan imtixaanka "kharashka dadweynaha". Imtixaankani waa mid lagu eegayo in uu qofku u badantahy inuu isticmaali doono mustaqbalka caawinaadaha Dowlada. Saraakiisha socdaalka iyo Imigreeshinkana waxay dib u eegi doonaan dhamaan duruufaha qofka oo ay ku jiraan da'dooda, dakhligooda, caafimaadkooda, waxbarashadooda ama xirfadahooda (oo ay ku jiraan xirfadaha luqadda Ingiriisiga), iyo qofka kafaala-qaadka ah taageeradooda. Waxay sidoo kale ka fiirsan karaan in qof - aan ahayn xubin ka tirsan qoyska - uu adeegsaday qaar ka mid ah barnaamijyada waxtarka bulshada.

 

Sharcigan Kharashka Doowlada looma adeegsan karo:

  • U.S. Citizens or Applicants
  • Asylees or Refugees
  • Special Immigrant Juvenile Status
  • TPS or DACA
  • VAWA, U or T Visa, or Green Cards based on these visas
  • Green Card Renewals

 

Miyaad hori u heysataa Kaarka Cagaaran ("Green Card")?

Sharciga Kharshka Dadwaynaha MA AHAN mid khuseeysa Haddii aad qorsheynaysid inaad dalka ka baxdo wax ka badan 6 bilood. waa fikrad wanaagsan inaad la hadash Abukaato socdaalka iyo Imegereeshinka ku taqasusay. Sharciga Kharashka Dadwaynaha ma ahan qeyb ka mid ah Codsiga Jinsiyadda Mareykanka.

 

Miyaa dalbanaysaa:

  • Citizenship,
  • Green Card Renewal,
  • DACA Renewal,
  • U or T Visa,
  • Asylum or Refugee Status,
  • TPS,
  • VAWA,
  • Special Immigrant Juvenile Status, or
  • Green Card Based on U/T/SIJ/VAWA?

Imtixaanka Sharciga Kharshka Dadwaynaha MA AHAN mid quseeyo kuwaan. Waxaad u adeegsan kartaa wixii waxtar ah ee aad u qalanto 

 

Adiga ama qoyskaaga ma qorsheynaysiin inaad codsataan kaarka cagaaran ama fiisaha Mareykanka GUDIHIIS?

Imtixaankan cusub ee Kharashka dadweynaha AYAA LAGA YABA in lagaa codsado. Waa inaad la hadashaa Abukaato aqoon uleh sharciga cusub oo socdaalka iyo Imegrationka. Waxaa jira barnaamijyo badan oo waxtar leh oo aan saameyn ku yeelan doonin codsiyada.

 

Qoyskaagu ma qorsheynayaa inuu dalbado kaarka cagaaran ama fiisaha (Ayagoo aan ku sugneen Mareykanka gudihiisa)?

Xafiisyada Qunsuliyada Mareykanka ee wadamada kale ku yaala waxay isticmaalaan sharciyo kala duwan. Kala hadal qareen ama Abukaato aqoon leh kahor intaadan go'aan ka gaarin kiiskaaga ama barnaamijyada waxtarka ee aad rabto inaad buuxsato.

 

Qaadashada gargaarkan Waxaa Loo Tixgelin Doonaa

  • Cash Benefits (SSI, MFIP, General Assistance)
  • SNAP / Food Stamps / EBT
  • Medicaid (with some exceptions)
  • Federal Public Housing / Section 8

 

Qaadashada gargaarkan Looma Tixgeline Doono:

  • WIC
  • CHIP
  • MinnesotaCare
  • Medicare
  • Emergency Medical Assistance (EMA)
  • Medicaid for Children Under 21 or Pregnant Women
  • Child Care
  • Head Start
  • Food Banks
  • Shelters
  • Energy Assistance
  • Unemployment
  • Workers Compensation
  • Veterans Benefits
  • Adoption
  • Foster Care
  • School Meals
  • EITC
  • Immunizations
  • Public Health Testing

 

XIRIIKA MINNESOTA OO BILAASKA AH

La-talin sharci oo ku saabsan Faa'iidooyinka Guud ama "Kharshka Dadweyne:"

Su'aalaha iyo caawimaada Quseysa Imegereeshinka:

 donate button
MACLUUMAADKAN MA AHAN TALO SHARCI AH FADLAN LA TSHO ABUKAATO HADDII AAD U BAAHANTAHAY TALO QAAS AH.

icon fbicon twittericon youtubeicon linkedinicon pinteresticon instagram

Who's Online Now...

We have 62 guests and no members online